Dowlada Sacuudiga oo xukun daldalaad ah ku fulisay 37 qof oo lagu eedeeyey..

Dowlada Boqortooyada Sacuudiga ayaa xukun daldalaad ah ku fulisay maanta ah 37 nin oo lagu eedeeyay falal Argagixisanimo sida ay xaqiijisay wasaarada amniga ee dalkaas. Qoraal Wasaaradu soo saartay ayaa lagu sheegay in xubnahan lagu helay dambiyo ay ka mid yihiin ka qeyb noqoshada weeraro lagu dilay saraakiil ka tirsan ciidanka Amniga boqortooyada oo dalkaas … Continue reading Dowlada Sacuudiga oo xukun daldalaad ah ku fulisay 37 qof oo lagu eedeeyey..